- Get link
- X
- Other Apps
HOOYADAY HAL IL BAY LEEDAHAY !!
Hooyaday waxay lahayd hal Il keliya, Markii aan iskuulka dhigan jirayna waxaan aad u necbaa hooyaday, ishaas ay la’dahay darteed, waxaan necbaa inaan saaxiibaday jacelkooda ku waayo arintaas awgeed, waxaan necbaa marka ay caruurta kale ay wejiga hooyaday arkaan sida ay u kiraahaysan jireen! Iyadoo sidaas ay tahay hadana hooyaday waxay qaban jirtay Labo shaqo si ay u hormariso Qoyskaanaga, laakiin anigu waan ka xishoon jiray arrinkaas, ma aanan rabin in ay cidi igu aragto anigoo iyada la jira, mar kasta oo ay iskuulka igu soo booqatana waan iska qarin jiray si aan la iigu arkin meel iyada u dhow. Waayaha iyo maalmaha waxay isdhaafaanba, waxaa igu soo batay mowjado nacayb ah oo aan u qaaday haweenaydii (hooyaday) sababta u ahayd inaan iskuulka dhexdiisa saaxiibaday kula qoslo, daqiiqado yer oo xanaaq iyo nacayb isbiirsaday ayaa waxaan hooyaday ku iri: Inaad dhimatid fiicnaan lahaydaa! Isla marka aan saas leeyahay Dan kama lihi waxaa ay markaas dareemaysay. markii aan sii waynaadayna waxa...

Comments